Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw safar deg deg ah uga baxay Muqdisho

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa goor dhaw ka ambabaxy magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda dalka Cummaan. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka Cumaan u aaday si uu uga qayb-galo tacsida qaran ee loo sameenayo Suldaankii Wadankaasi Suldaan Qaboos Bin Saciid oo habeenkii jimcada geeriyooday. Tacsida … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo goordhaw safar deg deg ah uga baxay Muqdisho